Fanaan Mudo lagu la’aa Muqdisho oo Meydkiisa Cisbitaal laga helay

Qoyska dhalay “Axmed Qeys” oo ahaa Fanaan Da’yar oo waxyeeleo ay ka soo gartay qaraxii dhawaan ka dhacay Xarunta degamd Wadajir ayaa mudo badi goob waxa ay ugu jiren sidii y u heli la haayeen halka jn iyo cirib uu dhigay wiilkooda.

Qoyska ayaa socdaal ku marayay Isbitaalada ku yaalla Magaalada Muqdisho waxana markii dambe Isbitaalka Madiina Looga Xaqiijiyay Qoyska Marxuum Fanaan “Axmad Qeys” Inuu Geeriyooday Maalinta Qaraxa Degmada Wadajir uu ka dhacay.

Waxaana intaas kdib jirtay in Ehelada Marxuumk ay aamini waayeen hadalka Masuuliyiinta Isbitaalka Madiina balse Waxàa Loo Keenay Cadeemo Muujinaya Sawiro Maamulka Isbitaalka Uu Ka Qaadey Markii Loo Keenay Isagoo aad u liita Oo Dhaawac ah Markii Cadeemahaasi La Tusiyay Ayaa Waxàa Ay Aamineyn Qoyska In Geerida Wiilkooda Ay tahay Mid Saxan.

Tani ayaa waxa ay Qoyska “Axmed Qeys”waxa ay u heyd mid murugo leh Wiilkooda oo ahaa nin Da’yar Aduunkana ka lahaa rajo badan in uu ka mid noqdo dadkii ku dhintay qaraxii Xarunta Maamulka degmada Wadajir ka dhacay Maalintii Talaadada aheyd ee aan kas oo gudubnay.

 

 

 

 

 

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media