Faahfaahin:Xildhibaan Cumar Furdug iyo Ku Xigeenka Duqa Magaaladda Muqdisho oo Qaraxyadii Maanta Ku Dhintay

Xildhibaan Cumar Furdug oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya iyo Ku Xigeeka Duqa Magaaladda Muqdisho Caano Geel ayaa la xaqiijiyay iney ku dhinteen Weerarkii ismiidaaminta ahaa ee lagu qaaday Hotelka Central ee Magaaladda Muqdisho.

 

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor