Faahfaahino Laga Helayo Madaafiicdii Caawa Kusoo Dhacday qeybo kamida Muqdisho

Waxaa faahfaahino dheeraad ah laga helayaa tiro madaafiic ah oo caawa kusoo dhacday qeybo kamida xaafadaha magaalada muqdisho.

Goobaha hoobiyayaasha ay ku dhaceen ayaa lagu kala sheegay Isgoyska Al Barakao, xarunta Wasaaradda Gaashaandhiga, Xaafadda Caga dhiig ee degmada Wardhiigleey , Agagaarka Isbitaalka Deva ee nawaaxiga Isgoyska Tarabuunka ee degmada Hodan , Km4 iyo goobo kale.

Sikastaba ma ahan markii ugu horeysay oo sidan oo kale tiro madaafiic ah ay ugu soo hoobtaan qeybo kamida magaalada muqdisho.

 

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor