Faahfaahin: Ugu yaraan 6 ruux oo ay Turki ku jiran oo lagu dilay muqdisho

Koox hubeysan ayaa Weearar ku qaaday gaari ay la socdeen Shaqaale iyo Arday Turki ah oo marayay agagaarka Madaxtooyadii Cabdi Qaasim Ee Degmada Hodan Ee Magaalada Muqdisho.

Afhayeenka gobolka Banaadir Cabdifatax Cumar Xalane ayaa Radio Dalsan u sheegay Khasaaraha weerarka:-

6 Dhimasho
2 Turki
4 Soomaali ah
Dhaawac
5 Arday oo Turki ah
1 Kenyan ah

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor