Faahfaahin: Magacyada Shaqaalihii Diyaaradii ku dhacday Degmada Afgooye

Diyaaradii Xalay ku dhacday Agagaarka Deegaanka Carbiska oo ku dhaw Degmada Afgooye Ee Gobolka Shabeelada Hoose ayaa la ogaaday iney iska lahayd Shirkada TriStarAir Ee fadhigeedu yahay Magaalada Qaahira Ee Dalka Masar.

Ila Wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa xaqiijiyay in Lixda ruux Ee ka badbaaday Shilkasi diyaaradeed ay haayen:- Tariq Bayonmay ,Salah Sadak ,Ahmed Barajad ,Mohamed Subhi ,Alaa raflax ,Shahta Shanoni.

Diyaarada ayaa agab Militari u waday Ciidamada Dowlada Federaalka Soomaaliya sida ay xaqiijiyen Ila Wareedyo lagu kalsoon yahay.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor