Faahfaahin: Howlgalkii Maka AL Mukarama oo La Gabagabeeyay

Ciidamadda Federaalka Soomaaliya oo kaashanaya Kuwa AMISOM ayaa soo gabagabeeyay Howlgal qaatay muddo ka badan 17 Saacadood.

Ciidamadda Dowladda gaar ahaan kuwa Gaashan ayaa soo furtay dad badan oo go’ddonsanaa Dhismaha Hotelka Maka Al Mukarama Ee Muqdisho.

Dagaalamayaal katirsan Al Shabab ayaa la wareegay Shalay gelinkii Dambe Dhismaha Hotelka Maka Al Mukarama.

Ugu Yaraan 20 qof ayaa ku geeriyootay Weerarkasi oo ay ku jireen shaqsiyaad Caan ah.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor