Faahfaahin: in ka badan 30 Ruux oo ku dhimatay Weerarkii Al Shabab Ee Liido

Ugu Yaraan 37 ruux ayaa ku dhimatay,tiro intaas ka badana waa ay ku dhaawacmen Weerar xalay Al Shabab ay ku galeen Baararka Liido Sea food iyo Beach View.

Dad kale oo uu ku jiray Xeer ilaaliye ku xigeenka Soomaaliya Maxamed Xasan ayay soo badbaadiyen Ciidamada Amniga Soomaaliya intii uu socday Weerarkasi.

Gudoomiyihii hore Ee Degmada Warta Nabadda Yaasiin Nuur iyo Wariye Maxamed Ibraahim Macalimuu ayaa kamid ahaa dadkii ku dhaawacmay Weerarkasi.

 

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor