Faah-faahin ku saabsan Dab Khasaare Hantiyadeed geystay oo ka kacay Suuqbacaad.

Wararka ugu dambeeya ee aanu ka heleyno Suuqa Suuqabacaad oo ah Suuqa labaad ee ugu weyn Soomaaliya ayaa sheegaya in dab xoogan oo Casirliiqii maanta ka kacay uu geystay khsaare Hantiyadeed.

Waxaana la sheegay in dabku uu burburiyay goobo Ganacsii oo aad u waaweynaa waxaana markii hore uu ka biloowday goob kale oo ganacsi sida ay inoo sheegeen dad goobjoog ah.

Halkaan Ka Dhageyso Codka Dadka ku sugan Suuqa.