Faah faahin ka soo baxeysa dagaal weji Cusub leh oo ka socda Magaalada laas-Caanood

Dagaal u dhaxeeyo Ciidamada Booliiska Maamulka Somaliland iyo Dhalinyaro careysan ayaa goordhow ka bilaawday Magaalada Laas-Caanood ee Gobolka Sool.

Dagaalka ayaa yimid kadib markii Ciidamada Maamulka somaaliland ay xireen Odayaal dhaqamedyo gaaraya ilaa 50, kuwaas oo amartay in la xiro Wasaarada Arimaha Gudaha Maamulka Somaaliland sababo aan weli la cadeen.

Xaalada ayaa weli ah mid kacsan waxaana sirasmi ah loo xaqiijin karin khasaaraha ka dhashay dagalkaas,maadaama xili haben ah ay tahay.Wararkii ugu dambeeyay ayaa waxay shegayan in ay socdan wan wan ay wadaan  waxgaradka Magaalada las-caanood si dagaalka loo joojiyo.

Weli wax ar ah kama soo saarin dagaal kaas Maamulka Somaaliland iyo sababta keentay in ay Odayaashaah xiraan.

Wixii ku soo kordha kala socda radiodalsan.net

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media