Faafaahin:- Al Shabaab Oo Sheegtay Qarax Ka Dhacay Muqsho

Warar dheeri ah ayaa laga helayaa qarax miino oo qasaaro geystay oo saaka ka dhacaay wadada warshahadaha ee magaalada Muqdisho.

Qaraxa oo ahaa miinada nuuca dhulka lagu aaso ee laga hago rumuud Contorolka ayaa lala egtay ciidamo ka tirsan Milatariga Soomaaliya oo marayey agagaarka wadada  warshadaha ee muqdisho.

Laba Askari oo ka tirsan Ciidanlka dowladda Soomaaliya ayaa lagusoo waramayaa inay ku dhaawcmeen weerarka miinada ah ee lala Eegtay ciidanka dowladda soomaaliya ee Marayay Wadada Warshdaha.

Ciidamada amaanka Ayaa Hlkas Ka Billaabay Hoolgal Lgu Baadi Goobayo Dadka Ka Dmbeeya Weerarkaas Saaka Dhacay iyada oo aysan wli Ka hadlin laamaha amanka Al Shabaab Ayaana Sheegtay Masuuliyada Weerarkaas.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media