Ergeyga Gaarka ah ee Dowladda Mareykanka u Qaabilsan Soomaaliya oo Bulshadda Soomaalida ugu Hambalyeeyey Bilowga Bisha Ramadaan

Ergeyga gaarka ee dowladda Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya James P. McAnulty, ayaa waxaa uu hambalyo ku aadan bilowga bisha barakeysan ee Ramaadaan u dirayaa dhamaan ummadda Soomaliyeed.

Bisha barakeysan ee Ramadan waa bil cibaado taasi oo xoojineysa isfahamka caalamka.  Waa xili astaanta u ah fekirka suuban, soon iyo caabudid oo ay malaayin Soomaali ah oo jooga gudaha iyo dibadda Soomaaliya u dabaaldagaan iyagoo isku imaanayaan si ay u xoojiyaan tirarka nabadda, cadaaladda iyo sinaanta.

Waxaan markale ugu hambalyeynayaan umadda soomaaliyeed bilowga bisha bareykeysan ee Ramadaan.

Ramadan Kareem! Saum Maqbuul.