Duqeyn xoogan oo ka dhacday Agagaarka Garoonka Belidogle

Duqeyn loo maleynayo iney fuliyeen Diyaaradaha Mareykanka ee aan duuliyaha lahayn ayaa Xalay lala eegtay Xubno ka tirsan Al Shabab oo ku sugnaa Deegaanka Beladul Amiin Ee Bariga Degmada Wanlaweyn.

Weli lama ogga khasaaraha rasmiga ee ka dhashay Duqeyntasi waxa ka soo kordha halkan ayaad kala socon doontan insha allaah.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor