Duqa magaalada Buurdhubo iyo ilaaladiisa oo ku dhawaacmay qarax xoogan oo lala eegtay

Ila wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in duqa magaalada Buurdhubo ee gobolka Gedo Xasan Maxamed “Xasan Yare” iyo 5 kamid ah ilaaladiisa iney ku dhaawacmen qarax xoogan oo lala beegsaday.

Qaraxa ayaa ka dhacay meel maqaaxi ah oo ay dad badan ka shaaah caban sida wararka aynu ku helnay.

Weli faahfaahin badan ma aysan ka soo bixin qaraxa iyo dhaawaca soo gaaray duqa Buurdhubo.