Dukumenti Sir ah: Adolf Hitler oo lagu soo oogi lahaa Dembiyo Dagaal.

Sida lagu soo daabacay Wargeuska Independent ee ka soo bxa Britain, waxaa la helay Dukumenti Sir ah, kaasi oo ay QM ku amartay in la soo xiro Adolf Hitlerhal bil ka hor dhimashadiisa.

Dukumentig ayaa lagu sheegay in lagu sheegay in Guddi loo xil saaray arrintaasi ay shaqadooda bilaabeen sannadkii 1943-kii, ka hor Dhismihii QM ee sannadkii 1945-kii.

Bishii December ee sannadkii 1944-kii, Dukumentiyo ay Guddiga ka soo saareen Czechoslovakia waxay ku eedeeyeen Hitler iyo Ku-xigeenkiisa Rudolf Hess iyo Heinrich Himmler iyo mid ka mid ah Naasiyiinta mas’uuliyadda Xasuuqii Yuhuudda ee the Holocaust,iyo Dembiyo kale oo ay ku jiraan dil iyo xasuuq iyo argagx-gelin.

resarch2.jpg

©Radio Dalsan