Dowladda Soomaaliya oo Go’aan ka gaartay khilaafka Maamulka Hir-Shabeelle

War-Saxaafadeed ka soo baxay Wasaarada Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Soomaaliya ayaa lagu aqbalay Go’aankii xildhibaanada Maamulka Hir-Shabeelle ay xilkii uga qaadeen Cali Cabdullaahi Cosoble Madaxweynihii Maamulka Hir-Shabeelle.

Warka qoraalka ah ayaa lagu sheegay in dowladda Soomaaliya ay mudiim tahay in ay tixgeliso mowqifka Xubnaha baarlamaanka Maamulka Hir-Shabeelle.

Hoos Ka Akhriso War-Saxaafadeedka