Xukuumada Soomaaliya oo Cambaareysay weerarkii ka dhacay Gudaha dalka Spain

Ra’iisul Wasaaraha dowlada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ka tacsiyadeeyay weeraradii loo deegsaday Gaariga ee lagu qaaday Goob Maqaaxi ah oo ay ku sugnaayeen dalxiisayaal taas oo ku taala Magaalada Barcelona ee Dalka Spain.

Weerarkas Aya lagu dily 13 ruux markii Nin uu Gaari ku jiirsiyay Dadkaas  dalxiisayaasha ah.

Xasan Cali kheyre oo ah Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa Bartiisa Twitter-ka Ku quray “In uu aad u canbaareynayo Weerarkii Argaxisnimo ee Barcelona Una rajeynaayo In sideg deg ah ay u bogsadaan dhibanayaasha iyo Qoysaskooda”