Dowlada Soomaliya oo ka hadashay wadahadalkii ay ka dhaxwaday mamulada Galmudug iyo Ahlusuna

warka oo ka soo baxay xafiiska wasiirka arimaha gudaha Soomaaliya Cabdi Faarax Saciid juaxa ayaa waxa uu kaga hadlay heshiiskii ay ka dhaxwadeen maamulada Galmudug iyo Ahlusna.

dhanka kale wasiirka ayaa Galmudug ka dalbaday in ay dhacdo waqtigii lagu balamay doorashada oo aheed 30-ka bishan

Halkan hoose ka aqriso

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media