Doorashada Jubbaland oo ka soconeysa Kismaayo

Cod Bixinta Doorashadda Madaxtinimada Jubbaland ayaa imminka si toos ah uga soconeysa Magaaladda Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose.

Doorashada waxa ku tartamaya Afar musharax oo uu ugu cad cad yahay Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe).

Halkan ayaad kala socon doontan natiijada Doorashada iyo hadba waxa ka soo baxa.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor