Door Joogtii Soomaaliya oo Kenya ka uga soo laabaneysa Xasilooni dari xoogan

Duur joogtan soo laabaneysa waxa kamid ah Maroodiga,Libaaxyada,Haramcadka iyo lo ginsiga iyo xeywanad kale oo aad u badan kuwaas oo markoodii hore ka barakacay Colaadii Soomaaliya.

Duur joogtan ayaa ku soo qulqulaya Gobolka Jubbada Hoose Ee Koonfurta Soomaaliya waxa ayna ka soo tagen Keymaha Boniforest oo ay Kenya ka wado Howgaloka dhan Al Shabab.

Farax Heybe oo ah Gudoomiyaha  Degmada Badhaadhe ayaa u sheegay Warbaahinta in Duledka Magaalada ay ku arken Libaaxyo iyo Haramcadyo badan oo halkasi lugeynaya.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor