Diyaarado Duqeeyey Idaacada Alshabab ee Andulus (Warbixin)

Wararka ka Imaanaya deegaanka Aw-Dhiigle ayaa sheegaya in Diyaarado ay duqeeyeen idaacada Alshabab ee Andulus .

Warar kala duwan ayaa ka so baxaya khasaraha waxaana la sheegayaa in xarunta ay burburtay

Dadka deegaanka ayaa u sheegay Radio Dalsan in sidoo kale ay dhaawacmeen dhawr wariye oo idaacada ka tisanaa.

isgaarsinta deegaanka ayaa caawa qadka laga saaray oo ay Shababku ka saareen waxaana adag in xogo dheeraad Ah laga helo khasaraha dhabta Ah intu dhanyahay.

 

 

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor