Diyaarada Turkish Airlines oo joojisay Duulimaadyadeeda Muqdisho

Shirkada Diyaaradaha Daallo Airlines ayaa joojisay Duulimadyadii ay ku imaan jirtay Magaalada Muqdisho sida ku cad war Saxaafadeed Dalsan soo gaaray.

Shirkada Turkish Airlines ayaa hore u joojisay dhowr cisho duulimaadyadii Muqdisho kadib markii uu Qarax ka dhex dhacay Diyaarada Daallo Airlines.

Turkiga ayaa xiriir fiican la lahaa Dalka Soomaaliya tan iyo sanadkii 2011 waqtigas oo uu Dalka Turkiga ugu horeeyay Dalal badan oo u soo gurmaday Dadkii ku barakacay abaarahii ku dhuftay Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor