Dib u dhac ayaa ku yimid shaacinta Golaha Wasiiradda Maamulka Puntland oo lagu waday in uu maanta Madaxweyne Cabduweli Maxamed cali Gaas, uu ku dhawaaqo.
Arrintaan ayaa sabab u ah kadib markii Axmed karaash lagu wargeliyay in dib loogu magacaabayo Wasiirka hawlaha Guud bale uu ka cudur daartay inuusan diyaar u ahayn qabashada xilkaasi
Arinta Axmed karaash ayaa sabab u noqotay dib u dhaca shaacinta Golaha Wasiirada Puntland waxaana madaxtooyada laga dareemayaa mashquul badan,iyada oo ay socdaan kulamo wada tashi ah..
Wararka ay heleyso Dalsan ayaa waxa ay sheegayaan in Caawa lagu dhawaaqi doono balse ay macquul tahay in ay Berito dib ugu dhacdo.
Sponsored by Revcontent
Trending
Why Doctors No Longer Prescribe Metformin (WATCH)
¡esta Mujer Curo Sus Uñas Hongueadas En Solo 10 Minutos, Descubrelo Ahora!
Build a Seamless User Experience in the Mobile World
Revcontent Honored with Ad Age’s Best Places to Work 2016
Generate A High-Quality User Experience with Revcontent
4 Ways to Expand Your Content’s Reach and Increase Engagement
Join Revcontent To Increase User Engagement and Reach
Facebook’s Push for Authentic Communication
Share this:
32Click to share on Facebook (Opens in new window)32Click to share on Twitter (Opens in new window)
Comments
comments
Fikradaha Akhristayaasha (0)
Magacaaga (required)
Email-kaaga (Lama Arki Doono)
.