Dhalinyarada Dalka Joogta ”#Hadhicindhalinyarada”

Dhalinyarada ku sugan Dalka ayaa baraha Bulshada ka bilaabay Fariimo aragtiyo ay ku gudbinayan kuwaas oo la xiriira Shirka Qaran Ee Dhalinyarada waxa ayna adeegsanayen #Hadhicindhalinyarada.

Haddaba waa kuwan qaar kamid ah fariimahasi:-

Halkan hoose ka dhageyso Warbixin uu arintan ka diyaariyay Nuur Cali Faarax:-