Dhageyso:Ehelada qoys ciidanka AMISOM ay laayeen oo Dowlada Baaq u diray.

Qoyskaan oo ka kobnaa 9-ruux ayaa daganaa degaanka Bufoow ee Gobolka sh/hoose waxana ay ku geeriyodeen  Madfac ay soo rideen ciidanka Amisom ee ku sugan nawaaxigaas.

Max’uud C/laahi oo kamid ah ehelada qoyskaas ayaa Dalsan u sheegay in dhac dadaas oo hada laga joogo dhowr bilood ay ka bad baaday Gabar yar taas oo iyaduna cafimaad ahaan hada aad u liidata waxana uu dowlada federaalka ka codsaday in ay arinta gabadhaan iyo falkaanba waxka qabato.

Halkaan ka dhageyso

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor