Dhageyso:Diblumaasi Caalim”Gudoomiyaha Maxkamada sare hasoo faragaliyo mooshinka’’

Diblumaasi Max’ed Max’uud Nuur Caalim ayaa ka hadlay mooshinada iska soo horjeeda ee mudooyinkaan dambe hareeyay howlihii Barlamaanka Somalia.

Waxa uu sheegay in ay ayaan daro tahay in shacabka Somaliyeed oo xiligaan raja wanaagsan kalahaa Dowladnimo ka hanaqaata Somalia dib loo celiyo madaama mooshinada xiligaan la wado ay dhabar jab ku yihiin hanaanka Hiigsiga 2016.

Dhinaca kale Gudomiyaha Maxkamada sare iyo Xeer ilaaliyaha Qaranka ayuu ugu baaqay in ay soo fara galiyaan xaalada Xiligaan ee mooshinka sida dalka iyo dalka loo bad baadiyo.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor