Dhageyso: Xukuumada Soomaliya oo shegtay in la’la xisabtamayo diyaaradaha qaadka

wasiiru dowlaha wasaarada gaadiidka cirka,dhulka iyo bada ee xukuumada Soomaaliya C/raxmaan Xirsi Kulmiye (C/raxmaan Dheere) oo lahadlay warbaahinta ayaa sikulul kaga hadlay  diyaaradaha qaadka ka soo dajin jiray Muqdisho ee u weeciyay magalada Jowhar ee gobolka Sh/dhaxe.

C/raxmaan Dheere ayaa sheegay in ay jiraan diyaarado doonaya in ay hareer maraan shuruucda dagsan lakiin talaabo adag laga qaadi doono

Halkan hoose ka dhageyso codka