DHAGEYSO: Xukuumada Soomaaliya oo Sheegtay in Ilaalada Gaarka ah Lagula Xisaabtami Doono Falalka ka Dhaca Agagaarka Goobaha ay ka Shaqeeyaan

Wasiirka wasaaradda warfaafinta xukuumada Soomaaliya Eng. Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yarisow ayaa sheegay in loo baahanyahay ilaalada gaarka inay ka shaqeeyaan nabad galyada agagaarka goobaha shaqooyinka ay ka hayaan.

Wasiir Yarisow ayaa tilmaamay in ciidanka ilaalada gaarka ah, sida xarumaha ganacsi, hoteelada iyo jaamacadaha inay masuul ka yihiin waxa ka dhaca goobaha ay ka shaqeeyaan, islamarkaana dowladda soomaaliya ay wax ka wey diin doonto falkaasi, si loga hortago dhibaatooyinka amni ee magaalada Muqdisho.

Halkaan hoose ka dhageyso Codka.