Dhageyso: Xil Wareejin Maanta Ka Dhacday Degmadda Hodan (Sawirro)

Xaflad ay Xilka kula Wareegeesay Gudoomiyaha Degmadda Hodan Xaawo Maxamud Cali  (Xaawo kiin) ayaa Maanta Ka dhacday Magaalada Muqdisho.

Munaasabada waxaa ka qeybgalay Masuuliyiin Ka Socta Maamulka Gobolka Banaandir,Gudoomiyihii Hore Ee Degmadda Hodan,Gudoomiyaha Cusub ee Degmadaasi iyo Marti Sharaf Kale.

1 2 3 4 5 6 7 8 9 10

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor