Dhageyso: Weriye Nadaara oo ka hadlay xil loo magacaabay.

Weriye C/qaadir Nadaara waxa uu kamid ahaa weriyaasha Tv-ga Kalsan xarunta London waxana loo magacaabay Afhayeenka Madax weynaha maamulka Sedexda Gobol Shariif Xasan Sheekh Aadan.

Abuukar Dayax ayaa Telfoonka ku wareystay oo weydiiyay sida qaabka loo magacaabay.