Dhageyso: Waxa ay ka wadahadlen Farmaajo iyo bulshada Afgooye

madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo oo hogaaminayo masuulyiin ka tirsan dowlada iyo madaxweynaha Koonfurgalbeed waxa ay maanta booqdeen dagmada Afgooye ee gobolka Sh/hoose.

madaxweyne Farmaajo ayaa qaar kamid ah bulsha Afgooye ka dhageestay tabashooyinka ay qabaan, asagoona balan qaadyo kala duwan u sameeyay shacabka ku dhaqan Afgooye.

Halkan hoose ka dhageyso codka