DHAGEYSO: Wasiirka Gaashaandhigga “Ciidamada waxaan ku Boorinayaa inay Furaan Wadooyinka Go’doonsan”

Wasiirka cusub ee wasaaradda gaashaandhigga C/rashiid C/laahi Maxamed ayaa ku bogaadiyey ciidamada dowladda inay bilaabaan howlgal la’isugu furayo wadooyinka ay go’doomiyeen Alshabaab.

Wasiirka ayaa tilmaamay tallaabada ugu horeysa ee laga sugayo ciidamada xooga inay tahay sidii ay isugu furi lahaayeen wadooyinka go’doodsan, si Shabaab looga saaro meelaha ay go’doomiyeen, waxaana uu kula dardaarmay saraakiisha ciidamada inay xoojiyaan howlgalada ka dhanka ah Alshabaab.

Halkaan hoose ka dhageyso Codka.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media