DHAGEYSO: Wasiirka Gaashaandhiga oo Sheegay in Sugida Amaanka Muqdisho uu ku xiran yahay in la Helo Ciidan Tababaran

Wasiirka wasaaradda gaashaandhiga Cabdirashiid Cabdulaah Maxamed oo ka hadlay amaanka Muqdisho iyo dagaal uu ku dhawaaqay madaxweynahaayaa sheegay in loo baahanyahay marka hore ciidan adag oo tababaran, si loogu huuleesto xasilinta amniga Muqdisho.

Wasiirka waxaa uu tilmaamay in sugida amaanka iyo ina laga hortago weerarada Alshabaab ay ku xiran tahay in la helo ciidan tababaran, islamarkaana ka shaqeeyna nabadgalyada.

Halkaan hoose ka dhageyso Codka.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media