DHAGEYSO: Wasiirka Dastuurka ”Waxaan Bilaabeynaa Wada Tashiyo ku saabsan Dastuurka”

Wasiirka Dastuursa xukuumada Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay inuu bilaabanaayo wada tashi guud oo ku saabsan dastuurka dalka.

Wasiir Xoosh ayaa tilmaamay in wasaaradu ay isugu yeeri doonto wasiirada maamul goboleedyada hoos yimaada dowladda federaalka iyo bulshada rayidka, si dib u eegis loogu sameeyo dastuurka KMG.

Wasiirka ayaa sheegay in dhawaan ay qaban doonaan shir gaar ah oo ay ka qeyb galayaan wasiirada maamulada ka jira dalka, kaasi oo dhici doona isla bishaan, islamarkaana xooga lagu saaro doono qorshe howleedka la doonayo in wasaardu dib u eegis guud ay ku sameyso dastuurka.

Halkaan hoose ka dhageyso Codka.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media