Dhageyso: Wasiirka dastuurka oo shaki galiyay sharci’ahaanshaha maamul goboledyada qaar

wasiirka dastuurka ee xukuumada Soomaaliya C/raxmaan Xoosh Jibriil oo ka hadlayay arimo dhoor ah ayaa waxa uu shaki galiyay sharci’ahaanshaha maamul goboleedyada qaar.

wasirka ayaa sheegay in ay haatan wadaan qorshe ee baarlamanka dalka ku horgeenayaan maamul goboleedyada qaar si’loo sharciyeeyo.

Halkan hoose ka dhageyso codka