DHAGEYSO: Wasaaradda Warfaafinta oo Warbaahinta Madaxa Banaan Ku Amaantay Doorkii ay ka Qaadatay Wacyigelinta Bulshada

Wasiirka wasaaradda warfaafinta xukuumada Soomaaliya Eng. Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yarisow ayaa bogaadiyey shaqada warbaahinta madaxa banaan, islamarkaan sheegay in door muhiim ah ay ka qaateen wacyi gelinta bulshada.

Wasiirka ayaa xusay ina wasaaradda warfaafinta ay la shaqeyn doonto warbaahinta madax bananaan, islamarkaana ay ku taageeri doonto shaqada ay u hayaan shacabkooda.

Halkaan hoose ka dhageyso Codka.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media