Skip to content
Saturday, April 20, 2024
Responsive Menu
Home
About Us
Warar
Somali military court hands two ISIS militants eight years in prison
Somali News
World News
Africa
Opinion
Bilan Media
Contact Us
Home
Warar
Dhageyso: warka subaxnimo Ee Radio Dalsan ,23-07-2015
Warar
Dhageyso: warka subaxnimo Ee Radio Dalsan ,23-07-2015
July 23, 2015
By
Dalsan Editor
/ Reading time: 1 minute
aqriye: wariye xamdi xasan yuusuf
https://www.radiodalsan.com/wp-content/uploads/2015/07/war-subax-23-07-2015-wabka.mp3
Share this:
Twitter
Facebook
Related
About Dalsan Editor
View all posts by Dalsan Editor
Post navigation
Kenya oo sheegtay inay Dagaalyahanno Alshabaab ku dileen duleedka Baardheere
Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee dalka Masar ayaa ugu baaqday Kalluumeysatadda Masaarida inay xushmeeyaan Xuquuqda Dowladnimo ee dalalka Carabta ee ay ka jiraan Colaadaha iyo Deganaansho la’aanta. Afhayeenka Wasaaradaasi, Badar Cabdul-cadaa’ ayaa sheegay inay lama huraan tahay inaan lagu xad-gudbin, lagana kalluumeysan Karin Sohdimaha Baddeed ee dalalka Somalia, Yemen, Libya iyo Tunisia. Afhayeenka waxa uu Kalluumeystadda Masaarida ugu baaqay inaysan fasax la’aan kalluunka uga soo jilaabanin Sohdimaha Badda ee dalalkaasi, isla markaana aysan u dhawaanin Xeebaha ay ka jiraan Argagixisadda. Waxaa kaloo Kalluumeystadaasi loogubaaay inayka fogaadaan Xeebaha dalka Yemen, si aysan u soo gaarin rasaasta habowga iyo duqeymaha ka socda dalkaasi.
Search
Search