DHAGEYSO: Taliyaha Cusub ee Booliska oo Sheegay inay ka Hortagi Doonaan Weerarada Alshabaab

Taliyaha cusub ee ciidamda booliska soomaaliya Cabdixakiin Daahir Saciid saacid oo shaly si rasmi ah xilka ula wareegay ayaa ka hadlay amaanka, gaar ahaan magaalada Muqdisho, waxaana uu shegay inay ka hortagi doonaan weerarada Alshabaab ay ka geystaan Muqdisho.

Saacid waxaa uu tilmaamay inay qorshe gaar ahu dajiyeen sugida amaanka, islamarkaana ay xoojin doonaan amaanka Muqdisho, si looga hortago dhibaatooyinka amni ee  ka dhaca magaalada Muqdisho.

Halkaan hoose ka dhageyso Codka.

 

 

 

 

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media