DHAGEYSO: Taliyaha Booliska Soomaaliya oo Faray ciidamada inay Wanaajiyaan Hab la dhaqanka Bulshada

Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliya Cabdixakiin Dahaair Saciid saacid  ayaa faray ciidanka booliska inay si hufan o asluubeysan ay ula dhaqmaan shacabka inta ay  ku jiraan howlgalada iyo hool maal-meedkooda shaoqo.

Taliye Saacid ayaa sidoo kale sheegay in amnigu yahay muhiimada koowaad ee nolosha, isla markaana loo baahanyahay in shacabka iyo ciidamada booliska ay wada shaqeeyaan, si looga hortago falalka amaan darri iyo dhibaatooyinka jira.

 

Halkaan hoose ka dhageyso Codka.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media