Maanta waa Maalinta Koowaad ee Bisha Barakeysan ee Ramadaan waxana inta badan laga Sooman yahay Guuda ahaan Wadamada ay ku nool yihiin dadka Musliminta ah oo ay Somaaliya qeyb ka tahay.
Ra’iisul Wasaaraha Somaliya Xasan Cali Kheyre,ayaa Shacabka Soomaliyeed in iyadoo la galay Bil Ramadaan ay hadana wanagsaneyn in abaartu ay weli sii jirto.
Waxa uu ugu baaqay Shacabka Somaaliyeed ee jooga dalka Gudihiisa iyo Dibaddiisa in ay iscaawiyaan inta lagu guda jira Bisha Barakeysan ee Ramadaan.
Dhanka kale Ra’iisul Wasaaraha ayaa Shacabka ka dalbaday in Ciidamada amniga ay kala shaqeeyaan sugida dhanka amniga maadaama Bisha Ramadaan ay dahcaan falal lidi ku ah dahnka amniga.
Hoos Ka Dhageyso Codka