Dhageyso: Shirkii jaraa’id ee Madaxweyne Xasan Sheekh uu Baarlamanka uga wareejiyay go’aan ka gaarida Doorashada

Halkan hoose ka dhageyso shirka jaraa’id ee Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo uu baarlamaanka Soomaaliya uga wareejiyay go’aan ka gaarista doorashada sanadkan islamarkaana uu ku meel mariyay xeer madaxweyne:-