DHAGEYSO: Shariif Xasan oo ku dhawaaqay inuu magacaabayo Ra’isul Wasaare uu yeesho maamulkiisa

 

Madaxweynaha maamulka  Koofur Galbeed, Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa sheegay inuu magacaabayo ra’isul Wasaare uu yeelanayo maamulkaasi, taasoo noqoneysa mid ku cusub maamul goboleedyada ka jira dalka

Shariif Xasan ayaa xusay in marka la ansixiyo golaha wasiirada Xukuumadda cusub uu soo magacaabi doono Ra’isul Wasaare kala wada howsha maamulkiisa.

Halkaan hoos eka dhageyso Codka

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media