Dhageyso:- Shacabka Magaalada Boosaaso oo loogu baaqay in ay digtoonaadaan

Taliyaha qeybta Booliiska Gobolka Bari C/Xakiin Yuusuf Xuseen oo War-Baahinta kula hadlayay Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa ugu baaqay Shacabka ku nool Magaalada boosaaso ay ka digtoonaadaana qaraxyo la doonayo in ay Al-Shabaab ka fuliyaan Magaalada Boosaaso.

Waxaa kaloo hadalkiisa intaas ku daray in Shacabka laag doonayo in uu feejignaado,islaamrkaana uu noqdo booliis laan Shaqeeyo ciidamada islamarkaana wixii dhibaato ku ah ay Ciidamada ku soo wargeliyaan.

Shalay ayaa Ciidamada Puntland waxa ay Gacanta ku dhigeen laba Dhalinyaro ah iyo waliba sidoo kale Gaari ay saarnaayeen oo ay ka buuxen waxyaabaha qarxa.

Hoos Ka Dhageyso Codka

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media