Dhageyso: Saraakiisha ciidamada dowlada ee Sh/dhaxe oo ka hadlay qarax ka dhacay duleedka Mahadaay

taliyaha ciidamada dowlada ee deegaanka Buurane oo hoostaga dagmada Mahaday Muqtaar Cali Xuseen (Muqtaar Jareer) oo lahadlay idaacada Dalsan ayaa waxa uu ka warbixiyay qarax nuuca miinada ah oo la’la beegsaday kolonyo ka tirsan ciidamada Amisom oo marayay deegaanka Buurane.

taliyaha ayaa sheegay in ay san jirin wax qasaaraha oo ka dhashay qaraxa wuxuuna sheegay in ay baaritaano kooban ka sameeyeen goobta uu  qaraxa miinada ah ka dhacay.

Halkan hoose ka dhageyso codka