Dhageyso: Saraakiil ka hadashay Dagaalkii caawa ka dhacay Sh/Hoose

dagaalkan oo ahaa mid xoogan isla mar’ahaantaana qaatay mudo saacado ah ayaa waxa uu ka dhacay deegaano dhoor ah oo ay ka mid tahay deegaanka Lambar-Konton ee ka tirsan Sh/hoose.

Maxamed Ciise oo kamid ah saraakiishii hor ka ceesay dagaalka ayaa Dalsan uga war bixiyay qaabka uu ku bilowday dagaalka, goobaha uu sida ras migaa kaga dhacay iyo in ay jiraan qasaarooyinka ka dhashay.

Halkan hoose ka dhageyso codka