DHAGEYSO: Safaarada Soomaaliya ee Maraykanka oo Ka Hadashay Soomaalidii Laga Soo Masaafuriyey Dalkaasi

Safiirka dowladda Soomaaliya u fadhiya magaalada Washington DC ee dalka Maraykanka Axmed Ciise Cawad ayaa ka hadlay ugu yaraan 67 ruux dhalinyaro Soomaali ah oo laga soo masaafuriyey dalkaasi, kuwaas oo  shalay laga soo dajiyey garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.

Safiir Cawad ayaa sheegay in dadkaasi laga soo tarxiilay Maraykanka ay ahaayeen kuwo dagaanaanshaha dalka loo diiday iyo kuwo dambiyo lagu hely,, waxaana uu tilmaamay inaysan ku jirin dadkaasi kuwii dhawaan la qabtay oo ay yihiin kowo horey u qorsheysanaa oo ay maxkamadaha dalka go’aano ka gaareen in dib loo celiyo dadkaasi.

Halkaan hoose ka dhageyso Codka.