DHAGEYSO: Ra’isul wasaare Kheyre oo xariga ka jaray wadada Ex Bandar Qaasim ee Muqdisho

Wadada Ex Bandar qaasim ee dhexmarta dagmooyinka Cabdicasiis iyo Kaaraan ayaa waxaa maanta wada jir xaraga uga jaray ra’isul wasaare Xassan Cali Kheyre iyo gudoomiyaha gobolka banaadir ahna duqa magaalada muqdisho yuusuf Xuseen Jimcaale .

Dib u dayac tir ka kadib waxaa llogu loogu magac daray wadan Diktoor Kadare  yuusuf xuseen Jimcaale ayaa sheegay in ay wadadaan dhismeheeda ay ka shaqeeyeen dadka shacabka ah, loona baahan yahay in talaabooyinkan oo kale ee hore loo qaado, si loo xoojiyo quruxda dhismaha Muqdisho.

Ra’isul wasaare kheyre ayaa dhankiisa sheegay inay farxad tahay xarig ka jarida wado ay dhismeheeda shacabku leeyihiin, loona baahan yahay dib u soo celinta bilicda caasimada  dalka ee Muqdisho.

Halkaan hoose ka dhageyso Codka.

 

 

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media