DHAGEYSO: Ra’isul Wasaare kheyre oo sheegay inuu la xisaabtami doono wasiirada cusub

Ra’isul wasaare Xassan Cali Kheyre oo ka hadlayey arimaha xukuumadiisa gaar ahaa wasiirada magacaaban ayuu sheegay hadii an la ansixiyo golaha wasiirada inuuu la xisaabtami doono wasiir kastaa sida uu u shagqeeyo, islamarkaana ay muhiim ay tahay inuu jiro la xisaabtan dhab ah, si looga foogaado waxqabad la’aan iyo in shaqooyinka qaar uu ku yimaado habac shaqo.

Ra’isul wasaare Kheyre waxaa uu tilmaamay inuu qiimeen wasiirada, islamarkaana uu fiiri n doono sida ay ula shaqeeyaan shacabka, si loo ogaado waxqabadka iyo bulshada waxa ay u hayaan.

Halkaan hoose ka dhegeyso Codka.

 

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media