DHAGEYSO: Ra’isul Wasaare Kheyre oo Sheegay in Wax Laga Qabanayo Amaanka Ka Hor Bisha Ramadaan

Ra’isul wasaaraha soomaaliya Xassan Cali Kheyre mar uu ka hadlaayey arrimaha amaanka iyo qorshaha xukuumadiisa kaga aadan wax ka qabashada amaanka ayaa sheegay inay dajiyeen qorshe gaar ah oo lagu xasilinayo nabad galyada dalka.

Ra’isul wasaaraha ayaa tilmaamay in wax laga qaban doono amaanka ka hor bisha barakeysan ee Ramadaan, si looga hortago weerarada iyo qaraxyada ay alshabaab ka geystaan Muqdisho.

Halkaan hoose ka dhageyso Codka