Dhageyso:-“Ragii hubkooda kala cararay Muqdisho waa laga daba tagayaa” Eng Yariisoow

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Cumar Cisman (yariisow) oo ka hadlay howlgalga xasilinta Caasimada muqdisho oo dhawanahaan ciidamada dowladu ay ka wadeen magalada ayaa soo hadal qaaday dilalka qorshaysan ee ka dhaca magalada muqdisho loona gesto wax garadka iyo musliyiin katirsan dowlada Somalia.

Injineer yariisow,ayaa sheegay in dilalka Muqdisho aysan allshabaab oo kaliya aysan fulin balse ay jiraan dadkale oo ku lug leh sida uu hadalka u dhigay.

Wasiirka Warfaafinta ayaa sidoo kale ka hadlay siyaasiyiin la sheegay inay hubkoodka kala baxsadeen howlgalka xasilinta iyo hubka dhigista isugu jire ee ka socda Magalda muqdisho,sheegayna in meel kasta looga dabategi doono.

Hoos Ka Dhageyso Codka

 

 

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media