Dhageyso:- Qodobadii ka soo baxay kulanka amniga Gobolka Banaadir

kulan looga hadlayay amniga gobolka Banaadir oo uu shir guddoomiyay Guddoomiyaha gobolka Banaadir isla markaana ay ka qayb galeen taliyaasha ciidamada Amniga ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho.

 kulanka ayaa looga hadlay dar-dar gelinta amniga Caasimadda iyo in falal ammaanka Magaalada tan iyo markii ay curatay bisha barakeysan ee Ramadaanka iyadoo goobta lagu soo bandhigay Qorshayaal cusub oo ammaanka lagu adkeynayo.

Kulankaan oo todobaadkiiba mar la qabto ayaa markii uu soo gaba gaboobay waxaa Saxaafada u faah faahiyay qodobadii ka soo baxay gudoomiye ku xigeenka dhanka amniga iyo Siyaasada Maamulka gobolka Banaadir Saalax Sheekh Maxamed.

Hoos Ka Dhageyso Codka

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media